Warbixin muhiim ah

Sababata oo ah cudurka hada jooga Coronaviruset oo faafaaya ayaan rabnaa in aanu kula socodsiino Arimahan soo quran.

  • Waxaanu ka taxadiraynaa adiga iyo shaqaalaha. Sidaas darteed waxaanu bedelnay habkii hore oo aanu uga shaqayn jirey guriga gudihiisa si kumeel gaar ah. Wax shaqo ah kama qaban doono gurigaaga haddii aaney ahayn mid aan laga maari karin ama daruuri ah. Shaqada laga qaban karo oo daruuriga ahi waa kuwa kuu keeni kara dhibaato adiga ama qaybo ka mid ah guriga. Tusaale ahaan sida: biyaha, korontada, talaagada, musqulaha. Haddii aadan hubin in arintaadu tahay daruuriama inkale waad noo soo sheegi kartaa. Waxaanu taas u samaynaynaa qadarin aanu qadarinayno adiga iyo shaqaalahaba sii loo yarayn lahaa faadida cudurka
  • Mimers xafiiskiisu waa xiran yahay mudo ku meelgaar ah. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa Mejl. kundcenter@mimer.nu iyo telefoonka 021-39 70 00 ama Mina sidor.
  • Haddii aad soo qaadanayso furayaal soo wac tel. 072-146 87 95 marka aad timaado Navet. waxaad dhigaysa banaanka albaabka weyn ee Navet, Gasverksgatan 7/ Björnövägen 6. Waxaad furayaasha keeni kartaa ama aad qaadan kartaa.
    Måndag – torsdag Kl. 10.00 ilaa 17.00
    Fredag kl.10.00 ilaa 15.00
    Sanduuqyadu waxay yaalaan banaanka albaabka saacadahaas kor ku qoran
  • Waxad ogaataa shaqaalahayagu waxay raacayaan warbixnta ay bixisay dawladdu. Mana miyaadaan shaqada haddii ay xanuunsan yihiin

Waa Masuuliyadaada

Masuuliyadi waxay kaa saaran tahay in aad caawiso in uu yaraado inuu faafo cudurka coronaviruset
Hoosna waxaad ka helikartaa dhamaan warbixinihii ay dawladdu bixisey.

Krisinformation.se: Hoos ka akhriso warbixint ay soo diyaarisay hayada xaaladha khatarta ah:

Folkhalsomyndigheten.se: Hoos ka akhriso warbixintii 

Ka daawo filmka warbixintii hayda cudurada faafa ay soo diyaarisay