Hoppa till huvudmenyn Hoppa till innehåll

Xarunta macaamiisha

Fadlan la xiriir Xarunta Macaamiisha haddii aad hayso su’aalo ku saabsan kireysiga kontaraaga iyo furayaasha, ama aad rabtid inaad wax ka hagaajisid gurigaaga.

Cinwaanka: Gasverksgatan 7, Västerås
Xilliyada caadiga ah ee booqashada: Isniin–khamiis saacadaha 10.00–17.00, jimcaha saacadaha 10.00–15.00
Telefoon: 021-39 70 00
Xilliyada caadiga ah ee telefoonku waa: Isniin–khamiis saacadaha 10.00–17.00, jimcaha saacadaha 10.00–15.00E-mayl: kundcenter@mimer.nu

Soo sheegista waxa qaldan

Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan aqalkaaga ama aad rabto inaad soo sheegto wax qaldan, waa inaad la soo xidhiidho Serviceanmälan (waxa qaldan soo sheegista).

Waxaad Serviceanmälan ula soo xidhiidh kartaa siyaabahan:

  • Soo wac 021-39 70 00. Waxaanu adiga Serviceanmälan kaaga aad telefoonka ku soo sheegeyso qabanaynaa isniin–khamiis saacadaha 10–17 iyo jimcaha saacadaha 10–15 (xiliyada caadiga ah).
  • Soo gal Mina sidor oo soo gudbi waxa qaldan soo sheegistaada.
    Waxaad Mina sidor ka arki kartaa waxa qaldan ee aad soo sheegtey adigu iyo xaaladooda.
  • La soo deg App-ka Mina sidor oo halkaas ka soo gudbi waxa qaldan soo sheegistaada.

Qeybta heeganka ka soo wac 021-39 70 00 haddii ay xaalad deg-deg ahi timaado xilliyada habeenkii iyo maalmaha fasaxyada, tusaale ahaan, haddii deriskaagu ku dhibaateeyo, haddii gurigu iska kaa xidhay/kaa qufulmo ama haddii gaari si qalad ah meel loo dhigey uu ku xanibay.